Jadwalka Doorashada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga farsamada iyo soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka iyo habraaca doorashada Xildhibaanada iyo Gudoonka Baarlamaanka Hirshabelle. Sida ku cad jadwalka guddiga soo saareen Xildhibaanada Hirshabelle ayaa soo xulistooda bilaabaneysaa 21-ka bishan October iyadoona ku egtahay 25-ka isla bishan, waxaana Xildhibaanada Hirshabelle la qorsheeyay in la dhaariyo 31-ka bishan … Continue reading Jadwalka Doorashada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo lasoo saaray (Akhriso)